HADDII CAMBARO INANKEEDII LA DILAY

Ayna reer Cali ay taqaan

Cuqubadaas ay galeen

Cadaab sugayaal yihiin

 

Reer Cali iyo Cambaro

Ciriiriyeey ku nool yihiin

Xalkoodu waa is cafin

Iyo calooshoo laysku furo

 

Waxaa caynkaas ka dhigan

Qarankan kala caariyey

Cuqdaduhu ay kala galeen

Cid cid u kala qoqoban

 

Walaalayaal is cafiyo

Is cafiyoo caloosha isku fura

 

si dowlad caadil iyo

cudud weyn u yeelataan

Cisadiinii dib ugu heshaan

Casiisku idinkugu arxamo


 
 


The British Somali Dialogue Facilitators 

nabadcuriye1

British-Somali dialogue Facilitators Ready Somalia Reconciliation: On 2nd of November 2013 a certificate presentation marked on the culmination of six weeks in three months dialogue facilitation course given to twenty British-Somali dialogue facilitators was jointly held by Nabad Curiye project of SIDD (Somalia Initiative for Dialogue and Democracy) and Agenda for Reconciliation of Initiative of Change (IofC) UK  in IofC centre at Greencoat in London. The trained group which in Somali language is known as ‘Nabad Curiyeyaal’ (The Peace Creators) is part of groups of Somali Peace Creators trained, organized and funded by SIDD and Agenda for Reconciliation (AFR) of Initiative of Change (IofC0, a programme works on reconciliations.